Madaxweynaha JSL oo Shahaado Sharaf uu ku maamuusay Golaha Deganka Shefield u gudbiyey Jaaliyadda reer Somaliland ee Magaalada Shefield
Madaxwaynaha somaliland ayaa shahadooyin kala duwan ku maamusay golihii degaanka shafield ee u codayeey ictiraafka somaaliland isagoo ku bogaadiyey sida jahliyada shaffield uga shaqaysay in ay ka hawlgalaan ictiraafraadinta somaliland madaxwaynuhu waxaa uu hambalyeey dadkii ka soo shaqeyey ee hawshan laxaadkan leh sida fiican u soo agaasimay.
Sikastaba ha ahaatee waxaa shahadooyinka gudoon siiyeey masuliyeentii hawshan ictiraafka keentay ee hormoodka u ahayd jahliyada somaliland shaffield gaar ahaan israac somaliland communaty oo ku suntan gushan yada ah iyo citiraafka tariikhiga ah ee ay u soo hoyeen dal iyo dadka somaliland kana soo shaqeeyey waana jahliyadaha ugu dadawayn wadanka danayaasha shahadooyinkan la gudoon siyey waxaa kamida ahaa.
1)mrs,Julie dore leader shaffeild city council waxa la gudoonsiiyey shahado uu sharaf madaxwaynaha somaliland usoodiray
2)mr,mazher qbal cabinet council laeder isna la gudoon siiyey shahaado sharaf uu madax waynuhu ku maamuusayo ,shahadooyin kale oo aad u tiro badan aayaa iyana u gudoomee xildhibaanada golaha degaanka shaffield.
Kooxda hogaaminaysey oo lagu soo hagaajiyey shadooyinkan una igmatay xukumadu in ay gaadhsiyaan kuna maamusaan oo kala ahaa
Eng; ismail dualeh
DR: ahmed qaadi maxamuud
DR:caydaruus xusseen sahal
Madaxweynaha JSL oo Shahaado Sharaf uu ku maamuusay Golaha Deganka Shefield u gudbiyey Jaaliyadda reer Somaliland ee Magaalada Shefield
Shahada sharaf uu ku maamusay madaxwaynaha somaliland ahmed mahamed maxamuud(silaanyo) golihii degaanka shafeild ee u codeeyey ictiraafka somaliland.