"Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa….."Xildhibaan Indho Indho

0
Saturday April 19, 2014 - 15:55:33 in by Super Admin
  • Visits: 939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa….."Xildhibaan Indho Indho

    Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

"Wuu ogyahay in Somaliland la yidhi Labad dawladood u wada hadla ,waxaan beesha caalamka iyo dawlada maraykanka u sheegayaa in uu xasan sheekh Maxamuud qodobadii Somaliland iyo Somaliya ku heshiiyeen ee caalamku ansixiyay uu Jabiyay”

"Garoowe ilaa kismaayo ayaad madaxwayne u tahay Anaga madaxwayne waxa noo ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) "

"Ninka Indho sheel la yidhaah ee aan Xildhibaanka u ahay Inuu Diyaarad raaco oo uu xasan isla soo sawiro Waanu arkaynaa, Aniguna KHAATUMO-da Somaliland ayaan ahay Indho sheelna waa Khaatumada Xasan Sheekh Maxamuud”




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com