Nechols Key Oo Sheegay In Labilabaayo Wajigii Labaad Ee Dagalka Ka Dhanka Ah Xarakada Al-shabab.

0
Sunday April 20, 2014 - 16:07:36 in by salman abdi
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nechols Key Oo Sheegay In Labilabaayo Wajigii Labaad Ee Dagalka Ka Dhanka Ah Xarakada Al-shabab.

    Xoghaya qaramadda midobay u qabilsan arimaha somaalida mr nichalos keyn, waxa uu shegay in dhawan labilabidoono wajigii labaad ee dagalka ka dhanka ah xarakdda al-shabaab,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghaya qaramadda midobay u qabilsan arimaha somaalida mr nichalos keyn, waxa uu shegay in dhawan labilabidoono wajigii labaad ee dagalka ka dhanka ah xarakdda al-shabaab,


Waxanu sidasi ku shegay masuulkan ka tirsan qaramadda midobay. warasi uu siyey ilacadda bbc-da qaybteeda afrika lahadasha,waxana masuulkani sheegay in lagu gulaysatay wajigii kowad ee dagalka al-shabab,Oo ay qadeen ciidamadda huwanta ah ee kusugan meelo kamidda konfurta iyo badhtamaha Somalila, Iyo kuwa somalida oo is kashanaya waana guul uso hoyatay buyidhi somalida mr key, waxa uu intasi ku daray wajigii kowad ee dagalkasi ay suurto gal noqotay in ciidamada nabad ilalinta iyo kuwasomalidu ay gacanta ku dhigaan toban degmo oo muhiima,mashana ay ka baxaday buu yidhi awodii ciidan ee al-shabab oo tamartoodu siilicifayso waa sida u halka u dhigay mr key,

Waxan hadaldisi ay a’hayeen sidan,”waxanuo diyara cidamadii ka qaybqadan laha wagiga labaad ee dagalka anu kula jirno al-shabaab,hadafkayaguna waxa uu yahay sidii dawaldda somaliya ay gacanta ugu dhigi lahayd guud ahan gobolda ka mawan.Qaramadda midobay waxay donayaan 2016-ka in Somalya ay ka dhacado doorasho xora oo ay shacabku ku sotortaan cida ay raban in ay hogaamiyaan”,

Sikastaba ha ahatee hadalkan wakiilka qaramadda midomay ugu qabilsan Arimaha Somalida waxa uu imanaya xili dhawaan magalada muqdish ay sogadheen cidamo ka socda qaramadda midobay oo garabsiin dona kuwa nabd ilalinta ee kusugan konfurta iyo badhtamaha wadankasi somaliaya,

 




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com