Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Jamaal Bullaale oo ku marti ah Toddobaadkan

0
Wednesday October 07, 2015 - 07:59:02 in by salman abdi
  • Visits: 2666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Jamaal Bullaale oo ku marti ah Toddobaadkan

    Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkan oo Todobaadkiiba Mar ka baxa Tvga Qaranka Somaliland isl amarkaasna uu soo saare ka yahay Mustafe Osman Magaalo (Mustafe Teacher) Waxa lagu Faaqidaa Arrimaha Qoraalka iyo Akhriska Waxana lagu soo casuumaa Dhalinyarada iyo shakhsiyaadka ku Hawlan Qoraalka.

Wixii Talo,Toosin iyo Tusaale ah ba ku soo Dir Cinwaankan

Mustafeteacher@hotmail.com