Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraag Tvga Qaranka iyo Qoraa Axmed SKY oo ku marti ah

0
Wednesday October 14, 2015 - 12:05:40 in by Burco Office
  • Visits: 4959
  • (Rating 2.2/5 Stars) Total Votes: 220
  • 64 64
  • Share via Social Media

    Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraag Tvga Qaranka iyo Qoraa Axmed SKY oo ku marti ah

    Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaad leh ah waxa lagu falanqeeyaa arrimaha qoraalka iyo suugaanta, waxana lagu martiqaadaa Qorayaasha iyo Hal Abuurrada Somaliland, Waxaana Soo saare aka ah Weriye Mustafe Teacher, Barnamijka Waxa Todobaadkan ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga oo Todobaad leh ah waxa lagu falanqeeyaa arrimaha qoraalka iyo suugaanta, waxana lagu martiqaadaa Qorayaasha iyo Hal Abuurrada Somaliland, Waxaana Soo saare aka ah Weriye Mustafe Teacher, Barnamijka Waxa Todobaadkan ku marti ahAxmed SKY oo ah Guddomiyaha Naadiga Aayo Reeb ee Borama ahna Qoraa Deggen Magaalada Borama Wixii Talo Toosin iyo Tusaale nagala soo xidhiidh Emailka
Mustafeteacher@hotmail.com
ama Facebook ; Mustafe Magaalo