Cudurada qaar oo la Urin Karo

0
Sunday October 25, 2015 - 18:37:22 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurada qaar oo la Urin Karo

    Wax cusub maaha in qofka xanuusanayaa uu ur gaara yeesho lakiin waxa muhiim ah in sankaagu kuu sheego waqti hore in qofka cudur soo hayo iyo inkale .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax cusub maaha in qofka xanuusanayaa uu ur gaara yeesho lakiin waxa muhiim ah in sankaagu kuu sheego waqti hore in qofka cudur soo hayo iyo inkale .

Dhididka iyo kaadida ayaa laga urin kara in qofku cudur soo hayo iyo inkale.

Haweenayda Joy Milne tusaale ahaan waxay dareentay in urta ninkeedu is badashay intaan waxyar kadib laga helin cudurka Gariirka ama Parkinson.

Waxa la sheegaa in qofku urin karo ilaa toban kun oo walxood. Ayda ayaa la sheegay inay hibo u leeyahin wax urinta iyagoo 93% ay sax noqon karto waxa ay uriyaan .

Koox ka tirsan Jaamacada Milton Keynes University Hospital ayaa wada darasad ah in bal la ogaan karo qofka Kansarku soo hayo iyadoo la isticmaalayo dareenka urta.