Rooney Oo Ku Taageeray Giggs Shaqada Manchester United.

0
Sunday April 27, 2014 - 09:00:12 in by
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooney Oo Ku Taageeray Giggs Shaqada Manchester United.

    Ryan Giggs ayaa dhulka riyada ku jiray xalayto ka dib markii uu Manchester United ku hogaamiyay guul 4-0 oo ay ka gaareen Norwich City kulankiisii ugu horeysay ee tababarenimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ryan Giggs ayaa dhulka riyada ku jiray xalayto ka dib markii uu Manchester United ku hogaamiyay guul 4-0 oo ay ka gaareen Norwich City kulankiisii ugu horeysay ee tababarenimo.

United ayaa si ku meel gaar ah Giggs ugu dhiibtay shaqada Manchester United ka dib markii la ceyriyay David Moyes oo shaqadaan hayay kaliya 10 bilood.

Ninka reer Wales ayaana wacad ku maray inuu niyadsamaanta ku soo celin doono kooxda ka dib markii la magacaabay, taas ayayna noqotay xaalada iyadoo Wayne Rooney iyo Juan Mata ay min labo gool dhaliyeen kulan ay si raaxo leh ku badiyeen.


Ka dib ciyaarta Rooney ayaa saaxiibkiisa kooxda ku taageeray inuu mustaqbal weyn ku yeesho shaqada tababarenimo isagoo aaminsan in Giggs uu diyaar u yahay inuu Man United si joogta ah macalin ugu noqdo.

"Giggsy waxa uu heystaa dhamaan tilmaamaha uu ku noqon karo tababaraha xiga, laakiin go’aankaas waxaa iska leh madaxda kooxda” ayuu yiri Rooney.

"Xaqiiqdii waa ciyaaryahan qibrad leh, waxaana loo sameeyay inuu tababare noqdo. Waxaaa aragnay taas tan iyo markii uu qabtay kooxda


Afkashacabka Kale Soco wararki Udanbayay iyo Ciyaraha Dunida