Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Amb Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.

0
Wednesday February 12, 2014 - 18:05:14 in by Super Admin
  • Visits: 1445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Amb Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 23 KB
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.


Wasiirku waxa uu qoyskan cusub ugu ducaynayaa ducadii Rasuulka (SCW) ee ahaydBAARAKALAAHU LAKUMAA WA BAARAKA CALAYKUMAA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHAYR)(scw)باركاللهلكموباركعليكموجمعبينكمافي.


Noqda qoyskii isku raga eek ala hela ubad khayr qaba oo waalidkood anfaca.

By: Abdilahi Mohamed Dahir (Cukuse) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland,.......