Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Kormeeray Jidka Sallaxley Oo Qeyb Cusub Laga Bilaabay.+SAWIRO

0
Monday April 28, 2014 - 22:35:28 in by salman abdi
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Kormeeray Jidka Sallaxley Oo Qeyb Cusub Laga Bilaabay.+SAWIRO

    Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay weheliyaan Wasiirul dawlaha madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees iyo Guddoomiyaha wakaaladda horumarinta wadooyinka Prof. Xasan Cali Cismaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay weheliyaan Wasiirul dawlaha madaxtooyadda Maxamed Muuse Abees iyo Guddoomiyaha wakaaladda horumarinta wadooyinka Prof. Xasan Cali Cismaan,

ayaa maanta Booqday jidka wadada cad ee Sallexlay oo laga bilaabay 5km oo laami ah oo dawladdu dhisayso.

 

Guddoomiyaha Guddida Dhismaha Jidka Isku xidhaya Sallexlay Iyo Hargeysa Cali Ibraahim Maxamed (Cali-sanyare) ayaa Wasiirka iyo masuuliyiinta la socday faahfaahin ka siiyay dhismaha jidkan iyo kaalinta weyn ee xukuumadda Somaliland ka qaadatay.


 



Afkashacabka.com/Hargaysa/Office.

contact@afkashacabka.com