Daawo Muqaal:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Gudaha Somaliland oo Dib Ugu Soo laabtay Dalka Somaliland

0
Monday April 28, 2014 - 23:13:41 in by salman abdi
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Gudaha Somaliland oo Dib Ugu Soo laabtay Dalka Somaliland

    Waxaa maanta oo Isniin ah dib ugu laabtey magaalada Hargeysa xarunta Somaliland Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Gudaha ee Somailand. Wefdiga Wasiirada ayaa muddo ku sugnaa Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta oo Isniin ah dib ugu laabtey magaalada Hargeysa xarunta Somaliland Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Gudaha ee Somailand. Wefdiga Wasiirada ayaa muddo ku sugnaa Itoobiya waxaana ay sheegeen in ay ka qaybgaleen shirkii Tana Forum kaas oo lagu casumey Madaxweynaha Puntland oo ay halkaana kulama la xidhiidha amniga ay ku wada yesheen


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com