Maydad Badan Oo Dadsan Jidadka Sudaanta Konfureed iyo Xalada Oo Faraha Ka Baxday

0
Tuesday April 29, 2014 - 11:37:57 in by salman abdi
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydad Badan Oo Dadsan Jidadka Sudaanta Konfureed iyo Xalada Oo Faraha Ka Baxday

    Iyado ay wali Wadanka konfurta Suudan, Ay ka soconayaan dagallo aad u qadhadh oo u dhaxeeya ciidamadda dawaldda xogaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyado ay wali Wadanka konfurta Suudan, Ay ka soconayaan dagallo aad u qadhadh oo u dhaxeeya ciidamadda dawaldda xogaga

mucaraddka ah iyo qabiilo sigara isu bar tilmaameed sanaya ayaa hayadda qaramadda midobay u qaabilsan cafimaadka aan xuduuda lahayn ee magaceeda loso gabiyo MSF,

Waxa ay wadan kasi ka soo sareen qayllo dhaan bani aadan-nimo, Waxaynay hay’adu sheegtay in ay wadan kasi konfurta suudan ka dhaceen dagalo fuulxun oo lagu tilmaami karo xasuuq dad shiciba oo ku dhintay dagaldii ka socday wadankasi masuul sare oo u hadlay hay’ada MSF laguna magacaabo Raphael,

Ayaa sheegay in ay arkeen may’dad dadshiciba oo kaymaha yaala oo ay cuneed xaya waano,”waxnu arganay maydad fara badan oo duurka dadsan ayna cuneen shinbiro iyo xayawanadda duur jogta ah taasi waa wax aad u ar gagax badan runtii waana in caalamu tallabo ka qadaa dhinacyadda ku dagalamaya halkan” Ayuu sar kal kani ku soo kobay hadalkiisi maruu lahaddlayey BBC-Woll Services,

Dhawr jeero hore ayuu calamku can bareeyey wax yaabaha ka dhacaya wadanka suudanta konfureed balse ilaa iyo haddawaxa hal kasi ka sii soconya dagalo asalkoodi ka bilamay maamul qaybsiga wadan kaasi oo ay is kaga hor yimaaden xogaga jabhado hubaysan iyo ciidamadda dawladda waxan uu samayn ku yeeshay qabiiladda wadad dega wadan kasi oo intooda badan ay yihiin kuwo cawaana cilmaniyiin iyo kiristan waxanu dagalku salka ku haya qabiiloyin kala aar gosata ah kooxo hubayasan iyo dawladda iyo xogaga mucaraddka ah ee is ,mari la


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

contact@afkashacabka.com