Wasiirka Arimhadebedda Somaliland Oo Hanbalyeyey Gudomiyayashii KULMIYE Ee Dibloodortay.

0
Tuesday April 29, 2014 - 21:10:38 in by salman abdi
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimhadebedda Somaliland Oo Hanbalyeyey Gudomiyayashii KULMIYE Ee Dibloodortay.

    Wasiirka wasaradda Amuuraha Dabedda Somaliland mudane Maxamed Biixi yoonis ayaa u han balyeeyey Hogaanka cusub ee xisbiga KULMIYE,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaradda Amuuraha Dabedda Somaliland mudane Maxamed Biixi yoonis ayaa u han balyeeyey Hogaanka cusub ee xisbiga KULMIYE,

U doortay Hogaminta shanta sano ee sosocda horena ay u ahayeen gudomiye yashii Xisbiga,


wasiirka oo hadal koban ka jediyey xidhitanka shir waynihii KULMIYE. Ee la soo gabagabeyey ayaa bogadiyey sida wanagsan ee mar labaad lodortay Masuliyiinta majaraha u hayndonta xisbiga shanta sano ee sosocota horena ugu hayey,


Waxa uu sido kale wasiirku sheegay in qaabkaas oo kale wax lo dortaa ay ka midtahay dimuqradiyadda Somaliland oo ah wax kaliya ee ay caalamka ka iibiso Somaliland,


waxanu yidhi wasiirkuā€¯Waxan u soo kacay in aan idiin han balyeeyo tanina waxa ay mu jinaysa horumarka ay nu gadhnay iyo dimuqradiyadda shaloo u danbaysay aniga iyo waran cade oo kanimi itoobiya waxnu ka qayb galay shirar calamiya waxnu u shegaynay in Somaliland la dhagaysto Dimuqradiyaddeda iyo horumarkeenaā€¯

,

Wasiirka Arimaha debedda Somaliland Maxamed Bixi yonis Iyo Wasiirka Arimaha Guda me waran cade Waxay malintii shalay ka so labteen safar ay ugu maqnayeen dalka aynu Jarka nahay ee ethopei, halkaas oo ay kaga qaybgalee shirar calamiya iyo kuwo mandaqada ah.


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

contact@afkashacabka.com