Carlo Ancelotti: Natiijada Ciyaarta Kadis Ayey Igu Noqotay.

0
Wednesday April 30, 2014 - 08:33:43 in by salman abdi
  • Visits: 1276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Carlo Ancelotti: Natiijada Ciyaarta Kadis Ayey Igu Noqotay.

    Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa muujiyay inuu aad ugu faraxsan yahay natiijadii 4-0 ay kooxdiisa kaga gaartay Bayern Munich iyo iney kooxdiisa ugudubtay Final ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa muujiyay inuu aad ugu faraxsan yahay natiijadii 4-0 ay kooxdiisa kaga gaartay Bayern Munich iyo iney kooxdiisa ugudubtay Final ka

Champions League kadib 3 sano oo isku xigto oo kooxda laga celinaayey Semi Final ka horyaalada yurub.

"Waxaan soo bandhignay ciyaar aad uheersareeso, dadaal walbo oo heynay ayaan sameenay, qaab ciyaareedka ay ciyaartoyda soo bandhigeen kadis ayey igu noqotay, sido kale natiijada ciyaarta kadis ayey igu eheed” ayuu kusheegay shirkiisa jaraaid kadib ciyaarta.

"Iskaashiga iyo ciyaar wadareedka ayaa ahaay sirta kadanbeesay gacan sareenteeni iyo guulihii dhawaan aan gaareenay, markii ciyaaryahano xiddigo ah ay sameeyaan arrintaas guusha wey imaaneysaa” ayuu hadalkiisa kusii daray.

Real Madrid ayaa uga tilaabsatay Bayern Munich wadar ahaan 5-0 labadi lug ee laciyaaray Semi Final ka, iyadoo sidaas ugu gudubtay Final ka Lisbon




Afkashacabka.com Markasta  iyo Wakhti Kasta Kale Saco Wararka Udan bayay Iyo Ciraha Dunida