Petr Cech Oo 10 Isbuuc Garoomada Ka Maqnaan Doona.

0
Thursday May 08, 2014 - 10:05:31 in by salman abdi
  • Visits: 1345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Petr Cech Oo 10 Isbuuc Garoomada Ka Maqnaan Doona.

    Gool hayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa ku guulaystay qaliin looga sameeyay garabka waxaana la xaqiijiyay inuu maqnaan doono 8 ilaa 10 isbuuc.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gool hayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa ku guulaystay qaliin looga sameeyay garabka waxaana la xaqiijiyay inuu maqnaan doono 8 ilaa 10 isbuuc.

Petr Cech ayaa ku dhaawacmay kulankii lugta hore ee Semi Final-ka Champions League ay laciyaareen kooxda Atletico Madrid taas oo ka hor istaagtay inuu markale u safto kooxdiisa waxaana hada soo baxaya inuu soo laaban doono xili ciyaareed ka danbe.

 

Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay in gool haye Petr Cech uu maray qaliin looga sameeyay garabka oo uu ka xanuunsanaa waxaan lagu sheegay war aysoo dhigtay kooxdu Bogeeda Twitter-ka in Cech uu kooxda ka maqnaan doono mudo u dhexaysa 8 ilaa 10 isbuuc.


Markasta iyo Wakhti kasta Kale Saco Shabakada Afkashaabka Wararka Udanbayay Iyo Ciyarahii Udanbayay