Sergio Aguero:"Waxaan U Sii Dhawaanaynaa Inaan Xaqiijino Riyadeenii".

0
Thursday May 08, 2014 - 10:14:02 in by salman abdi
  • Visits: 1277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sergio Aguero:"Waxaan U Sii Dhawaanaynaa Inaan Xaqiijino Riyadeenii".

    Weerar yahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa aad ugu farxay guushii 4-0 ee ay kooxdiisu xalay ka gaartay kooxda Aston Villa oo marti u ahayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar yahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa aad ugu farxay guushii 4-0 ee ay kooxdiisu xalay ka gaartay kooxda Aston Villa oo marti u ahayd.

Aguero ayaa sheegay inay hal tilaabo u jiraan inay kor u qaadaan horyaalka ingiriiska axada soo socota markaas oo ay Etihad Stadium ku soo dhawayn doonaan kooxda West Ham.


 

"Kooxdu waxay ciyaartay ciyaar aad u fiican, waxaana hal tilaabo u jirnaa oo aan aad ugu dhawnahay inaan xaqiijino riyadeenii, waan dagaalami doonaan ilaa maalinta ugu danbaysa” ayuu ku soo qoray Aguero Boggiisa Twitter-ka.

Man City oo hanatay horyaalka ingiriiska sanadahii 1937, 1968 iyo 2012 ayaa ku guulaysan karta markeedii afaraad axada soo socota waxaana ku filan inay bar baro lagasho kooxda West Ham.

Markasta Iyo Wakhti Kasta Kale Saco Shabakada Caalimagaa ee Afkashacabka Wararkii Udanbayay Iyo Ciyaraha Dunida