Siyaasiyiinta Reer Somaliland Haku Daydaan Sidaa Asluubta Leh Ee Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Uu Kaga Difaacay Edeentii Mucaaridnimada Ahayd Ee Ay Cadeeysteen Xisbiyaddu

0
Sunday February 02, 2014 - 21:41:53 in by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiinta Reer Somaliland Haku Daydaan Sidaa Asluubta Leh Ee Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Uu Kaga Difaacay Edeentii Mucaaridnimada Ahayd Ee Ay Cadeeysteen Xisbiyaddu

    loogama baran siyaasiyiinta wadan qaabkan oo kale marka loo eego sida dhaqan islaamka ka baxsan ee ay cadeeysteen siyaasiyiinta cudurka iyo farayska faafiya,wali lama arag siyaasi si bilaa turxaan ah wax u difaaca oo an cidna carabaabin,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
loogama baran siyaasiyiinta wadan qaabkan oo kale marka loo eego sida dhaqan islaamka ka baxsan ee ay cadeeysteen siyaasiyiinta cudurka iyo farayska faafiya,wali lama arag siyaasi si bilaa turxaan ah wax u difaaca oo an cidna carabaabin,
waxaan qalinka igu kalifay inaan qaato
loogama baran siyaasiyiinta wadan qaabkanoo kale marka loo eego sida dhaqan islaamka ka baxsan ee ay cadeeysteen siyaasiyiinta cudurka iyo farayska faafiya,wali lama arag siyaasi si bilaa turxaan ah wax u difaaca oo an cidna carabaabin,waxaan qalinka igu kalifay inaan qaato waxaaan qabba in laga gudbo siyaasad ku salaysan,qabil cay iyo af-lagaadada an qiimeysneen,kula dul kifiida ah.

wax caado ah maha cayda iyo in siyaasiyiintu ay markay hadlayaan,ay isku qaadan reeraha oo ay mararka qaarkood iska hor-keenaan,abuuraana kacdoona beeleeysan,taasi waxaay ragaadisay nadaam dimuquradiyadeed ee aynu higsanayno,isma qabanayaan, inaynu dhex-deena is cayno inaaynu nidhaahno hanala aqoon-sadowaayo waxaa cintiraafka ka horeeya waxaa weye inaynu dhinac uu wadaa socoono.

Hadaba wasiirku xigeenka warfaafintu waxaa uu bedeley hadalkiisi shalay tusayna dhammaan ummadda somaliland,inay bedeli karaan shucubta siyaasiyiinta cadeeystay kala fogeeynta shacabkawalaalaha kuwaaso siyaasiyiintaasi yihiin,muxaafad iyo mucaaradbaleh waxaa loga baahan yahay inay inay ku daydaan wasiir cabdi waaxid cabdi qaadir oo la odhaan karo,waxaa uu furay dariiq u baahan in si toosa loo hir-geeliyo.

tallo soo jeedin,waxaan jecelnahay hadaanu nahay dhalinyarada aqoon yahanka ah ee reer somaliland,inaynu qaadno oo ka gudubno siyaasadda an meelna gaadhay ee ku salaysan reer reer uu cay iyo isku dirka dadka walaalaha ah.

waxaan ka digaya in dad dano gaara leehi ay ku ku shaqaystaan,magaaca dad anay meetelin inay iska hor-keeneen shacabka qaaday dariiqa sax,waxaaynu ku socona hadaynaan iska qaban ku fidmo abuurka ah ee ay siyaasiyiintu cadeeysteen waxaa somaliland laga day-dayi doono meel fog,

waxaan ku boggaadinaya wasiirka warfaafinta cabdi waaxid cabdi qaadir,inuu isaagu garto waxaay garaan la"yihiin siyaasiyiinta kuwa isku sheego,ee an odhaan karno waxaay ku fashilmeen da"dooda cilmigooda,inay cashar ka bartaan siyaasiyiinta,uu hormuudka ka yahay wasiir cabdi waaxid

qalinkii