SUAREZ OO KATAGISTA LIVERPOOL KU TILMAAMAY MALO AAN XAQIIQ AHEYN

0
Thursday May 15, 2014 - 08:16:02 in by Super Admin
  • Visits: 1322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SUAREZ OO KATAGISTA LIVERPOOL KU TILMAAMAY MALO AAN XAQIIQ AHEYN

    Ciyaaryahanka qaranka Uruguay ayaa meesha kasaaray wararka laxariiriyey kooxo badan, weeraryahankaan ayaa katgista Anfield kutilmaamay malooyin aan xaqiiq aheyn..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka qaranka Uruguay ayaa meesha kasaaray wararka laxariiriyey kooxo badan, weeraryahankaan ayaa katgista Anfield kutilmaamay malooyin aan xaqiiq aheyn.. wuxuu sheegay in bogaga Internetka lagu qoro inuu aadayo Real Madrid ama Barcelona balse uu qandaraas kula jiro Liverpool.

Suarez oo uwaramay 888 Poker ayaa yiri "Waad taqaana sida ay saxaafadu tahay, sida ay malada udhigaan, waan garanayaa aniga waxa aan ubaahanahay, wakiilka wuxuu iisheega waxa jiro iyo wixii aan jirin, waa malooyin aan xaqiiq aheyn.

"May may aniga ogaal fiican ayaan uleeyayhay, majiraan wax tilmaamayo inaan udhawahay koox gooni ah” Suarez ayaa kahadlay ilmadii ciyaartii 3-3 "Waan xanaaqsanaa, isbuuc kahor waxaan heesanay rajo dhab ah inaan horyaalka qaadeeno balse kulan Palace kadib waan ogeen inay fursadaas tagtay.

"Waxaan dareemay niyad jab iyo xanaaq ku aadan inaan fursadaas luminay, waxaan dabo wajigeyga, aad ayaan uxanuunsaday niyad jabna udareemay, waxaan doorbiday inaysan dadka arkin wajigeyga






Afkashacabka.com / Sports


Contact@afkashacabka.com