Hambalyo dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

0
Sunday February 02, 2014 - 21:41:53 in by Super Admin
  • Visits: 1299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

    Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
Hanbalya dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusbaa ee ku soo biiray shalay iyo waliba taageeraysha Ucid meel kasta ay joogaan.
Godmiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka Ismaciil Degaleh
Dhamaan waxaano salaamyna Godomiyha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Warabe, Madaxweynaha Mustaqbalka Jamal Ali Hussein, Xoghayaha Maliyada Marwo
Faduma Saciid iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Yussuf Budle.
Waxaa farxad no ah maalinti shalay ahayed xafaladi lagu soo dhaweenayay xubnihi ama madaxdi cusbayed ee ku soo biirtay xisbiga Ucid, Ucid waa sida Flowerka
haddi hal ubaxi daato qaar badan oo cusub oo qurux badan baa soo baxa
maantana waxa ku soo biiray Ucid madax miisan iyo sharafba leh oo maanta Ucid ay ku faani doonto inashaa Allaah. Waxaano leenahay xubnaha cusub soo dhawaada iyo wada
shaqayen wacan inshaa Allaah.
Godomiyaha Garabka Haweenka marwo Samia Omar Hagi Muse
Godomiyaha Abaabulka Ismaciil Degaleh