6-Xaqiiqo Oo Cadeyneyso Sababta Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

0
Tuesday April 26, 2016 - 08:24:02 in by Burco Office
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    6-Xaqiiqo Oo Cadeyneyso Sababta Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

    waxaan halkan akhritse shacabkada afkashacabka kuu so bandhigaysaa lix qoabda oo ku fashilmaya ciyaaryahanka Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan halkan akhritse shacabkada afkashacabka kuu so bandhigaysaa lix qoabda oo ku fashilmaya ciyaaryahanka Olivier Giroud Xili Cayaareedkan U Fashilmay

1- Giroud haatan 13-saac oo xariir ah wax gool kama dhalinin EPL

2- Sanadkan 2016 Giroud waxaa ka goolal badan daafacyada kala ah Robert Huth, Ramiro Funes Mori iyo Steve Cook


3- Giroud haatan wuxuu ku guul dareestay 19-ka mid ah 20-kulan ee ugu dambeesay dhamaan tartamada kala duwan inuu gool dhaliyo, waana marxaladii ugu xumeyd ee Arsenal soo martay tan iyo markii uu Emirates yimid.

4. Giroud haatan wuxuu ku jiraa abaartiisii goolasha ugu xumeyd EPL wuxuuna ka mid noqday sedexda weeraryahan ee sanadkan 2016 ugu liitaan.

5. Marka laga reebo goolhayeyaasha kooxda Arsenal kaliya Calum Chambers iyo Kieran Gibbs ayaa ka baas xun Giroud waayo 70% ayuu baaskiisa sax yahay Giroud EPL mana gaaro xidigaha ay isku naadiga yihiin.

6. Giroud waxaa la xaqiijiyay cel celis ahaan inuu kubada taabto marka uu xerada ganaaxa ku jiro 8-jeer kulan walbo laakiin balse kaliya 2-gool ayuu dhaliyay!!!!