Noocyada Kalluunka Laga Helo Biyaha ama Badaha Soomaaliya iyo Somaliland W/Q: Mustafe Sheybe
Qoraalkan yaree kooban waxa aan idinkula wadaagi doonaa Noocyada kalluunka ee laga helo biyaha dhulweynaha soomaaliyeed(Somaliland iyo Somalia)aad ayay u badanyihin
, wayna kala noocyo duwanyihin. Waxa aynu ka soo qaadan doonaa noocyada ugu caasan. Balsi ay inoola wadaagaan bulsho badan oo aan aqooon, u lahayn khayraadka jiifa biyahooda. Taasina ay keentay in laga faa’iidaysan kari waayay nimcada alla ina siiyay. Haddaba waa kuwan noocyadii kalluunku
- Taraqaad
- Tebedin
- Qashaar
- Tartabo
- Carabo
- Shooli
- Shucbaan
- Gaduudo
- Gaangish
- Daanbiri
- Gaxash
- Aargoosato
- Samaduul
- Manguugi
- Seeseeman
- Shiiraan
- Caydi
- Cangub
- Jeedar
- Fangalaato
- Caanood
- Cawar
- Caalo
- Yaaquuri
FGWixii qaldan soo sax, kuwii aad garanayso ee aan halkan ku jirin Faldan Noogu soo hagaaji ciwaanka xagga hoose ku lifaaqan…
·Qalinkii:- Mustafe X Axmed "Sheybe”
·Burco Somaliland
·Email:Onkod1990@gmail.com