Fanaaniinta caanka ah ee kooxda Xidigaha Geeska, ayaa soo saaray hees waddaniya oo bulshadda Somaliland ay ugaga digayaan
duruufaha xilligan ka taagan Somaliland iyo qabiilka lagu talaalay dhiiga siyaasadda iyo siyaasiyiintaba.
Heestan oo hal ku dhigeedu yahay "Iga Daa Qabiil” oo uu hal abuuray mu’alif ay ku sheegeen in magaciisa la yidhaahdo Cabdi-mudalib Ciise, waxay fanaaniintu dadweynaha Somaliland u bayaamiyeen inay ka hadhaan qabyaaladda oo ah waxa horumarkii ay ku tallaabsan lahaayeen ka garbo duubay.
DAAWO: Heesta igadaa Qabiil iyo Erayada Culus ee ay Kooxda Xiddiga Geesku ku sheegeen Aafooyinka Bulshada Somaliland ku Gedaaman
Fanaaniinta caanka ah ee kooxda Xidigaha Geeska, ayaa soo saaray hees waddaniya oo bulshadda Somaliland ay ugaga digayaan