Filashda Guurka iyo bartilmaamedka nolasha Q/1aad W/Q Nimcaan cadaani
Haddab guurku waa udub dhexdka horumarka bulsho ku talaabsto taaso laga qiyas qaato marka dadka waxa odorsa ama saadaliya qaramda horumarya inata guurkoodu yahay ayay kal hodansanyihhin.
Guurku waa seyska ama sallka laga yagleelo nolol dhamnateed waan marxalda ugu muadan ee bini admigu marro markuu damco inuu horumar ka gaadho nolosha idlkeed ama gebi ahaanted, si yoolka noloshaa aad uu xaqiijiyso mudan inaad marto dariqa Allah iyo rasuulkiis inoo tilmameen oo ah guur xalaal ah kas oo laga hello degaansho iyo dardar nololeed oo dhan kasat ah
Allah (swt) wuu iangu dhiiri geliayay inayany guur samanyo ama guri yagleelano isl markaan kitaabka quraanak kariimak ayuu inoogu cadeeyay isgoo leh ‘’kuwiina saalaxinta ah uu guuriyaa hadday yihiin fuqaro aan waxab hayysan idinku uu guuriya ilaahayba fadlgiin waxa ka siin doone’’
Waa heer ama meeqam Allah ka dhigay dadka kuwooda aan xitaa waxab haysan in loogu tabruco in guurka lag garrgaaro ama lag caawiyo xitaa hadii dadku qabban kari waayo waxa culimada diintu tilamaam ta innay tahay arrin dawldah islaamiga ah ee dunida waajibad la gudboon ayay tahay.
Dhanka kale rasuulkeen mohamed (NNKH) wuxuu dhiiri geliaya inbadan inuu guuruku yahay shay ficliyan wngsan isla markaan uu ayahay sunhiisa ama habb dhaqankiisa xadiis saxiixan waxauu ku sheegay isgoo leh ‘’ hoooy dhalinyarayoo guurka guursada kiina awooda ha guursado waxa uu u wangsanahay Arag nafta xubinka taranka’’
Haddab guud ahaan bulashdu marka la soo hadal qaado eragay guur waxay kaliya maankood iyo maskxdoodu turjumaan inay tahay keliya helitaanak geyyyanka ama lamaanaha oo qurux baddan guri cadd iyo gaadhi cadd.
Xaqiiqaduna taa maah ee waa dhisda ama yagleelida ruux ka dhisan diina dhaqanka dadnimda waxa ka ka fican ma jiraan inaad la waddgato dhaarah ama maalamah aad aduunak guudkiisa ku nooshay si aad ula qaadato farxda,murgo iyo wax kasta oo nolasha ku soo food saar.
In gurri la hella waa ahmyiyda ama Qaddiyada aad uu weyan oo uu baahan in la ogaado marka hore taas waxa hoos imannaysa qodobo dhowr ah sidda.
v Ka fikirka qofkii aad nolasha la wadaagi lahyda
Way fuddutahay inaad doorto ama aad tilaamto qofka aad xaqiiqatan la wadaagayso nolasha dhamanteed.haddab labda qof maraky maryaan marxalda haasawah ama xidhiidhka hortii waxa la sheega marka aad qof guursanayso waxa labda qof labduba isku la dhaqamaan dhaqnkooda intiisa wangsan isgoo qof weliba wajigisa inta haboon uu mar walab xagg hore soo maraniya xaqiiqdun ayy baaqi tahay ama ayy hadhsanathay.
Haddab ogaanshahan wuxuu kugu qaadanay wakhi koooban tusaale ahaan inand qofka doorto waxa aad ku door bidda qofkaa diintiisa waayo rasuulkeenu wuxuu yidhi (NNKH) gabbadh waxayabah keena in gabdh uu nin guurasdo waxa ka mida ah maal ama lacag qurux iyo nassab ama isrka qofkaasi ka soo jeedo ama diin.
Haddab diintu waa kaliya ee la tilamamayy rasuulkeenu wuu adkeeya isgoo leh ku doortay diinta, Dhanka kale dhamaan shayyda aan kor ku soo xusnay sidd lacag qurux manssab dhamantood malah anfac ama jirtaan sii waar.
haddab guuda ahaan guurku waa helitaan lamaane ka runn shigi karra geediga hayaanka ee nolasha dhabta ah rasuulkenii mohamed (NNKH) xadiiskiisa odhanayaa wuxuu sheegay gebiga aduunkuba inuu yahay maalmo kooban oo raaxo ah raaxo aduuna waxa ugu khayr baddan haween fiicn ama saalix.
Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein
Bachelor science of public health
Tell 252-63-4174513
La soco qayybah danbe ….
Filashda Guurka iyo bartilmaamedka nolasha Q/1aad W/Q Nimcaan cadaani
Guurku waa sharci Allah (SWT) inoo jideeya waa dariiq qofka bini admiga ku toosinay nolasha xaiiqada ah aduunka guudkiisa isla markaan wuxuu qofku dareemay nolol degaansho leh.