"Dardaaran Aad UcAjiiba Sheeko Gaaban Oo Dhexmartay Lamaane Isjeclaa W/Q Ibraahin Maxamed Kaahin(Ibraahin Dhuxul)
"DAR-DAARAN AAD U CAJIIB AH, OO DHEX-MARAY LAMAANNE AAD ISU JECLAA
++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++ waa hore, ayaa waxaa nolosha ku midoobay lamaane, aad isu jeclaa mudo markii ay ku wada noolaayeen, farxad, raynrayn iyo riyaaq ayaa waxa uu ninkii damcay inuu,
xaaskiisa weydiiyo waxay kula dardaarmi lahayd si uu u jiro, wada jirkooda noloshu, dabeed xaaskii oo aad u maskax badnayd ayaa dardaaran aad u qoto dheerna kula dardaarantay,
waxayna tiri "waxaankugu la dardaarmayaa laba arin:- inaad ku dadaasho, horumarinta, qoyskaaga iyo inaanad weligaa, guursan xaas kale, si aan dhibkaaga soo gaarin" ninkii aad ayuu ula , yaabay maskaxda xaaskiisa kadib ayay iyaduna weydiisay maxaad igula dardaarmi lahayd wll wuxuu yiri "inaynu noqono dad markasta iyo meelkastaba is garabtaagan"
waxa kale oo aan kugula dardaarmi lahaa "inaad qurux, sanaatid ama qurux badnaatid markasta, iyo meelkastaba hadii aad sidaa, samaysid weligay lagama yaabo, inaan guur-saddo xaas kale" gabadhii ayaa waxay balanqaaday inay fulin doonto, dardaaran kaasi waxaana ayna ka codsatay inuu arinkaasi isna fuliyo. ........................................................................................................... Runtii waa dardaaran aad u cajiib ah, taas oo ay tahay ina ku dhaqmaan lamaanaha badan oo soomaali ahi...............!
W/Q Ibraahin Maxmed Kaahin(Ibraahin Dhuxul)