Shirkadda Korontada HECO oo wacdaro ka Dhigtay Xuskii Dabaaldega 18 may ee Burco +SAWIRO

0
Thursday May 19, 2016 - 17:18:40 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Korontada HECO oo wacdaro ka Dhigtay Xuskii Dabaaldega 18 may ee Burco +SAWIRO

    Shirkadda Korontada Casriga ah ee HECO ayaa Wacdaro Aad u la yaab badnaa ka dhigtay Dabaaldegii 18 may

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Korontada Casriga ah ee HECO ayaa Wacdaro Aad u la yaab badnaa ka dhigtay Dabaaldegii 18 may

waxana ay si weyn u soo Bandhigtay Qalabkeedi, Shaqaalahedi iyo Madaxdoodii oo hor kacaysay iyagoo ka mid ahaan Boqolaalka Madaxweyne kuxigeenka Somaliland markii uu saarnaa Memberka Salaanta Siinayey, Waxana Shirkadda oo Maamulkoodu u sameeyey DIyaar garow dhowrkii maalmood ee u danbeeyey ay ugu jireen Dabaaldegu ay arroornimadii hore ba isku diyaariyeen Goob ka mida Madaarka Burco oo loogu talo galay inay salaanta ku bixiyaan qaybaha kala duwan ee Bulshadu. Shirkadda Korontada Casriga ah ee HECO oo Maalmihi ugu danbeeyey waddooyinka laambadaha ku xidhan u bedehsya calanka somaliland ayaa muuqaalo gooni ah u yeeshay Bilicda Magaalada, Waxana Intii ay Shirkaddaha Korontadu isku biireen bulshadu ka raysatay Dab yaraan iyo Go go Laydh, iyadoo Madaxda Shirkadduna yihiin Masuliyinta Waayo arag ku ah Habka maamul ee shirkaddeed, Waxana Maareyaha Khadar Jibril Adan iyo Kuxigenkisa Xaji Cabdalla ay si weyn ugu hawlan yihiin in ay Bulshada u keenaan laydh ka qiimo jaban kii hore oo Solar ah iyadoo Dhaqdhaqaaqyadaasi Gobolka loogu so gelinayo Laydhka SOLAR ah ay maalmihi ugu danbeysay ka socotay Gudaha Magaalada, Si kastaba ha ahaatee Shirkadda Korontada Casriga ah ee HECO ayaa u muuqata SHirkad ay Bulshadu Mahadisay.

DAAWO SAWIRADA