War Deg Deg Ah:Madaxweyne Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Shirkada DP World Ee Maamuli Doonta Dekada Berbera+ SAWIRO.

0
Tuesday May 24, 2016 - 15:54:13 in by Burco Office
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Madaxweyne Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Shirkada DP World Ee Maamuli Doonta Dekada Berbera+ SAWIRO.

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa shirkada DP World oo dhawaan xukuumadiisu ku wareejisay maamulka dekada Magaalada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa shirkada DP World oo dhawaan xukuumadiisu ku wareejisay maamulka dekada Magaalada Berbera


1

Waftigan ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxaana ay kormeer indho indheyn ah ay ku tageen dekada Magaalada Berbera ka hor intii aanay madaxweyne siilanyo kulanka la yeelan

2a

Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelnaayey xubno ka mid ah golahiisa wasiirada waxaana la filayaa in kulankan oo ay saxaafadu dibad joog ka tahay lagaga wada hadlo arimo la xidhiidha dekada Berbera

3a
4a5a6a7a8a9a