Wasiirka Wasarada Waxbarashada Oo Shaciyay Xiliga La Qaadaayo Imtaxaanka Shahaadiga Ah,Iyo Shuruudo Adag Oo Lagu Soo Kordhiyay Imtaxaanka
Wasaarada Ayaa Sheegtay Arimo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Qaadista Imtixaanaadka Taas Oo Ka Nixisay Arday Badan Oo Ku Talo Gal Koodu Ahaa Inay Ku Baasan Qish,Waxaana Habkan Cusubi Gebi Ahaanba Hawada Ka Saarayaa Wax Kasto Oo Imtaxaanka Ku Ah Qalad Waxaana Ka Mid Ahaa,In Goobaha Lagu Gelaayo Imtixaanadka Aan Ka Shaqayn Karin Alaadaha Casriga Ah Ee Ugu Horeeyo Internadka ,Macalimiinta Wax Ka Dhigta Dugsiyada Sarana La Geynaayo Gobolada Kale Aanay Wax Ka Dhigi Jirn Si Looga Taxa Daro In Macalimiintu Soo Gaadhsiiyaan Wax Qish Ah Ardayda Ay Wax U Dhigaan
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Ayaa tilmaamay in Arday badan oo gaaraysa 2,000 (Labaatan kun) oo Arday ay ka qaybgalayaan Imtixaanaadka Wasaarada Waxbarashada Somaliland ay qaadayso.
"Waxaan ku wargelinaynaa Ardayda Sanad Dugsiyeedka 2015-2016 waxaan u sheegaynaa Waalidiintooda iyo Maamulada Iskuulada iyo Daladaha ay ka tirsan yihiin in imtixaanka Shahaadiga la qaadaayo Maalinta Sabtida ah oo Bisha ay ku beegan tahay 28-ka. marka Diyaar garoow wanaagsan iyo ka qaybgal wanaagsan.” Ayuu yiri Wasiir Cllaahi Habane
Wasiirka Wasarada Waxbarashada Oo Shaciyay Xiliga La Qaadaayo Imtaxaanka Shahaadiga Ah,Iyo Shuruudo Adag Oo Lagu Soo Kordhiyay Imtaxaanka
Wasaarada Wax Barshada Somaliland Oo Shaacsay Xiliga La Qaadaayo Imtaxaanka Shahaadiga Ah,Iyo Shuruudo Adag Oo Lagu Soo Kordhiyay Imtaxaanka Dowladda Somaliland ayaa shaacisay In maalinta Sabtida ee soo socota Taariiqdana ay tahay 28-ka Bisha in la