Hillary Clinton Oo Lagu Eedayay Inay Ku Fashilantay Xilal Kale Duwan Oo Ay Kasoo Qabatay Dalka Maraykanka.

0
Thursday May 26, 2016 - 08:32:29 in by salman abdi
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hillary Clinton Oo Lagu Eedayay Inay Ku Fashilantay Xilal Kale Duwan Oo Ay Kasoo Qabatay Dalka Maraykanka.

    Warbixin si qarsoodi ah looga helay baaraha guud ee waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muujineysa in ay Hilliary Clinton iyo xog-hayayaal hore ay ku fashilmeen inay raacaaan tilmaamaha ku aaddan halisaha ammaan marka ay u isticmaalayaan email-la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin si qarsoodi ah looga helay baaraha guud ee waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muujineysa in ay Hilliary Clinton iyo xog-hayayaal hore ay ku fashilmeen inay raacaaan tilmaamaha ku aaddan halisaha ammaan marka ay u isticmaalayaan email-ladooda gaarka ah qaab shaqo rasmi ahaaneed.


Warbixinta ayaa la rajeynayay in maanta oo Khamiis ah la baahiyo, laakiin markii ay soo baxdey in dibadda ay u baxdey ayay saraakiil ka tirsan wasaradda arrimaha dibbada waxay isugu yeereen Arbacadii shir si ay saxaafaddu su’aalo ugaga jawaabaan.

Saraakiil sar sare, ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo muujinaya in Clinton ay ogolaanshiyo u heshay inay u isticmaasho emailkeeda gaarka ah howlaha shaqo.