Faysal Cali waraabe Oo U Jawaabay GudooMiye Ciro,ninka 18May Shaki Galinayaa Habeen Muu Jirin Kaa Faataxadaynu Umaraynaa Habeen Iyo Maalina Kala Garan Maayo BY Gudomiye Faysal Cali Waraabe

0
Thursday May 26, 2016 - 19:45:28 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali waraabe Oo U Jawaabay GudooMiye Ciro,ninka 18May Shaki Galinayaa Habeen Muu Jirin Kaa Faataxadaynu Umaraynaa Habeen Iyo Maalina Kala Garan Maayo BY Gudomiye Faysal Cali Waraabe

    Hargeysa:-Afkashacabkanews-Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inay u dhug yeeshaan taariikhada u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia sidoo kalana ogaadaan maalmaha 18may iyo 26 juun waxa ay ku kala du

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa:-Afkashacabkanews-Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inay u dhug yeeshaan taariikhada u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia sidoo kalana ogaadaan maalmaha 18may iyo 26 juun waxa ay ku kala duwan yihiin



Waxaanu yidhi Faysal Cali Waraabe "Somaliland Iyo Somaliya waxay ahaayeen laba dal ,shacabkaygiiyow hadaad taariikhda laydinka lumiyo cidlaa laydinka helayaa imika Somaliya waxay samaysay baarlaman ka kooban 275 ah waxay u kala qaateen min 61 inaga waxay ina siiyeen 58 reer waqooyi oo dhan hal beel oo iyaga ah baa inaga badan halkii aynu baarlamanka ka lahayn saddex meeloodaw meel "ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Guddomiyaha UCID oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi "arrintan 18may in la dhaho reer baa leh oo ay khalad gasho  waa khalad taariikhada lama khaldo 26 juun calan waynu helnay laakiin waxa uu la mid yahay ilmo inta aad ku curatay 4 maalmood markii uu jiray saqiiray  markaa mawaxaad xusaysaan ka 25 sano jiry mise ka 4 cisho ku saqiiray ,ninka 18 may shakiga galinayaa habeen muu jirin  kaas faataxada ayaynu u maraynaa  habeen iyo maalintoona kal garan maayo "ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe  Guddomiyaha Xisbiga UCID







Afkashacabka
Hargeisa Office