Daawo Muqaal:Munaasibad Baladhan Oo Lagu Caleemo Saarayay Suldaanka Beesha Sanbuur.
Waxaana ka soo qayb galay badi Madax dhaqameedka Somaliland, oo ka kala yimi Gobolada Dalka oo dhan, xubno ka socday Golaha Wasiirada oo tiro badan, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Abwaano, Culimada waa weyn ee dalka, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale. Munasibadan oo ay ka hadleen haldoor tiro badan Muqaalkii hadalada iyo siday u qabsoontay
Daawo Muqaal:Munaasibad Baladhan Oo Lagu Caleemo Saarayay Suldaanka Beesha Sanbuur.
Munaasibad si weyn loo soo agaasimay, oo ay ka soo qayb galeen badi haldoorka Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu caleemo saaray Suldaan Sheekh Yuusuf Cabdi Cawad oo noqonaya Suldaanka Beesha Sanbuur (Ibraahim Sheekh Isxaaq) in kasta oo Suldaan