Shirwaynaha Afraad Ee Qaraneeda Somaliland Oo Hargeysa Ka Qabsoomaya Iyo Qodabada Lagaga Hadlayay.
-Guddida qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo mudeeyey xiliga la qabanayo Shirkaasi, kadib markii ay shir isugu yimaadeen, isla markaana waxay fariin u direen xubnaha ku bahoobay Ururka.
Guddida Qabanqaabada shirwaynaha ururka qareenada oo kulan ay ku yeesheen xarunta Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) waxay Go'aamiyeen Mudadda qabsoomida Shir-weynaha 4aad ee Ururka Qareenada Somaliland oo ay u muddeeyeen in ay qabsoonto Maalmaha Arbacadda iyo Khamiista ee ay Taariikhdu tahay 01 ilaa 2da June 2016ka.
Guddigu waxay si rasmiya u farayaan dhammaan Xubnaha ku bahoobay Ururkan in ay sidaas u ogaadaan, isla markaana muddada ka horaysa wakhtiga oo ka bilaabmaysa maanta oo ay Taariikhdu tahay 12 May 12, 2016 illaa qabsoomidda shirka ay xubnuhu so dhammaystiraan wixii looga baahan yahay, soona doontaan Kaadhka ka qayb-galka Shirka oo loo diyaarin doono.
Shirwaynaha Afraad Ee Qaraneeda Somaliland Oo Hargeysa Ka Qabsoomaya Iyo Qodabada Lagaga Hadlayay.
-Guddida qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo mudeeyey xiliga la qabanayo Shirkaasi, kadib markii ay shir isugu yimaadeen, isla markaana waxay fariin u direen xubnaha ku bahoobay Ururka. Guddida Qabanqaabada shir