Diyaarad 371-Rakaab Ah Siday Oo Mishiinku Ololay Ilbidhiqsiyo Ka Hor Intaanay Ka Duulin Madaarka Tokyo Daawo

0
Saturday May 28, 2016 - 07:30:15 in by salman abdi
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad 371-Rakaab Ah Siday Oo Mishiinku Ololay Ilbidhiqsiyo Ka Hor Intaanay Ka Duulin Madaarka Tokyo Daawo

    Diyaarad Rakaab laga leeyahay Kuuriyada Koonfureed Oo sadex boqol oo rakaab ah iyo 17-shaqaale ahi saarnaayeen ayaa dab ka holcay, mid ka mid ah miishinada diyaaradaas, oo isu diyaarinaysay inay ka duusho madaarka caasimadda dalka Jaban ee Tokyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad Rakaab laga leeyahay Kuuriyada Koonfureed Oo sadex boqol oo rakaab ah iyo 17-shaqaale ahi saarnaayeen ayaa dab ka holcay, mid ka mid ah miishinada diyaaradaas, oo isu diyaarinaysay inay ka duusho madaarka caasimadda dalka Jaban ee Tokyo.


 

Dab damiska ayaa si degdeg ah ugu soo gurmaday, waxaana laga daad gureeyay rakaabkii oo 3-boqol tiradoodu ahayd iyo shaqaalihii, shilkan oo dhacay wakhti duhurkii ku dhow, ayaa shaqadii madaarka oo dhan hakad ku keenay, isla markaana argagax iyo casbi wayn ku abuuray rakaab tiro badan oo diyaarado ka raacayay iyo kuwii diyaarada dabku ka kacay ku safrayay.