Daawo Muqaal: Sidii SNM Ay Ku Gashay MagaladaBurco 1988 Waxa Ka Warbixinayay Gudoomiyihi Marka Snm.

0
Saturday May 28, 2016 - 07:37:45 in by salman abdi
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal: Sidii SNM Ay Ku Gashay MagaladaBurco 1988 Waxa Ka Warbixinayay Gudoomiyihi Marka Snm.

    Gugalkii Burco ee 27-May 1988, oo ay tariikh mahadho ahayd oo soo martay ururkii dhaq-dhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM, taas oo ay si madax madax ah isugu soo tureen gudaha Goboladii Waqooyi hadda Somaliland, kadib heshiiskii Maxamed Siyaad Barre iyo Min

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gugalkii Burco ee 27-May 1988, oo ay tariikh mahadho ahayd oo soo martay ururkii dhaq-dhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM, taas oo ay si madax madax ah isugu soo tureen gudaha Goboladii Waqooyi hadda Somaliland, kadib heshiiskii Maxamed Siyaad Barre iyo Mingiste Xayle Maryam.



Hadda Guddoomiyihii Ururkii SNM, ee hawlgaas hadana ah Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo waraysi ay dadka rer Somaliland wakhtigaas ay la yeelatay Ilaacadda BBC-da Oo Tariikhda Galay ayaanu idin soo gudbinaysaa Hoos Ka DAAWO.