Daawo Muqaal:Cidamada Jabuuti Oo Ku Sugan Konfurta Somaliya Oo Gurmad U Fidanaya Dad Barakacayaal Ah.

0
Saturday May 28, 2016 - 07:51:55 in by salman abdi
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Cidamada Jabuuti Oo Ku Sugan Konfurta Somaliya Oo Gurmad U Fidanaya Dad Barakacayaal Ah.

    Saraakiisha iyo Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Howl-galka Midowga Afrika AMISOM, ayaa la arkayay maanta iyaga oo ku dhax-jira Qoysaska ku Barakacay Fatahaaddii iyo Dagaalladii Beledweyne una qeybinaya Bustayaal, iyo Mar-kaneeco, iyaga oo aan wax c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha iyo Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Howl-galka Midowga Afrika AMISOM, ayaa la arkayay maanta iyaga oo ku dhax-jira Qoysaska ku Barakacay Fatahaaddii iyo Dagaalladii Beledweyne una qeybinaya Bustayaal, iyo Mar-kaneeco, iyaga oo aan wax cabsi ah muujin. Kaalmada saraakiisha Jabuuti ay gaarsiiyeen bulshada, ayaa ka timid Xukuumadda Jabuuti, sidda uu sheegay Dayib Dubad Rooble oo ah safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Beledweyne.


Saraakiishaciidanka Jabuuti ee ka tirsan howlgalka AMISOM, ayaa sheegay in tallaabadan ay Qaadeen tahay mid ay ugu Gurmanayaan Shacabka Dhibaateysan, iyagoo intaa ku daray in wixii kaalmo ah ee loogu soo dhiibo gaarsiin doonaan.