Muqdisho iyo Gobollada kale ee Somaliya Oo Maanta ay Imtixaannada Dugsiyada Sare ka billowdeen

0
Saturday May 28, 2016 - 16:16:02 in by Burco Office
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho iyo Gobollada kale ee Somaliya Oo Maanta ay Imtixaannada Dugsiyada Sare ka billowdeen

    Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda muqdisho iyo qeyb ahaan gobolada dalkauga bilowday galista imtixaanka dowladda oo laga qaado ardeyda dugsiyadda sare dhameeyay ,imtixaanaadka mideysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda muqdisho iyo qeyb ahaan gobolada dalkauga bilowday galista imtixaanka dowladda oo laga qaado ardeyda dugsiyadda sare dhameeyay ,imtixaanaadka mideysan

ee dugsiyada sare ee dalka, waxaa qaadeyso wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Somalia.

Ardayda ayaa imtixaanka ku galaya goobo ay u diyaarisay dowladda iyada oo laga shaqeeyey hannaanka ardaydu ay u galayaan imtixaannada waxaa la adkeeyay amaanka guud ahaan goobaha lagu galayo imtixaanka waxaana la dhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Sirdoonka Qaranka.

Wasaaradda waxbarashada mas’uuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaannada iyo guud ahaan sida ay wax u dhacayaan, si hab sax ah oo nidaamsan ay u galaan ardayda imtixaankooda sidaasi waxaa yiri masuuliyiin ka tisan wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare.

Gobalka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne oo fatahaaduhu qarqiyeen ayaa kaliya Ardayda ku nool aysan ku jirin imtixaankan Dowladda Soomaaliya, sida ay Wasaaraddu sheeegtay. Waxaana galay Guud ahaan Ardeyda Sannadkan dhameeyay dugsiga sare eek u nool goboladda dalka soomaaliya.

Waa sanadkii labaad ee dowladda Somaliya U qabaneyso imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiga sare.