Iran iyo Sacuudiga oo xajka isku khilaafsan

0
Sunday May 29, 2016 - 08:23:39 in by salman abdi
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iran iyo Sacuudiga oo xajka isku khilaafsan

    Dowladdaha Iiraan iyo Sacuudiga ayaa waxay ku heshiin waayeen qaabka xujayda reer Iiraan. Waxaa sidoo kale la isku hayaa halka Visaha laga dalbanayo marka xajka la gaaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladdaha Iiraan iyo Sacuudiga ayaa waxay ku heshiin waayeen qaabka xujayda reer Iiraan. Waxaa sidoo kale la isku hayaa halka Visaha laga dalbanayo marka xajka la gaaro.


Xiriirka labadan dal ayaa intii mudo ahba xumaa. Ka dib markii xajkii u dambeeyey ay dhinteen boqolaal xujey reer iiraan ah.

Sidoo kale xiriirka labada dal waxaa sii xumeeyey markii dowlada sacuudiga ay dishay wadaad shiico ah.

Ka dibna waxaa dhacday in safaaradii Sacuudiga ee Tahran ku taalay xoog lagu galay oo loo dhacay.

Hada waxaa la isku hayaa sida xujayda iiraan ay ku soo galayaan Sacuudiga marka la gaaro xiliga gudashada xajka.

labada dal ayaa isu arka inay kala matalaan suniyiinta iyo shiicada caalamka.