Daawo Muqaal: Siyaabihi Madaxwayne Obama Uga Mid Noqday Hoggaamiyayaal Ka Baxay XayndaabkaBaratakool Ee Madaxtinimo.

0
Sunday May 29, 2016 - 09:12:25 in by salman abdi
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal: Siyaabihi Madaxwayne Obama Uga Mid Noqday Hoggaamiyayaal Ka Baxay XayndaabkaBaratakool Ee Madaxtinimo.

    Madaxweynaha Dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka mid ah madaxda dhaaftay hanaankii anshax ee ay lahaayeen madaxda caalamku ka dib markii xiligii loo fadhiyey tacsidii Nelson mandella ee Magaalada Johansberg uu si fog ugu mashquulay sawiro uu iskala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka mid ah madaxda dhaaftay hanaankii anshax ee ay lahaayeen madaxda caalamku ka dib markii xiligii loo fadhiyey tacsidii Nelson mandella ee Magaalada Johansberg uu si fog ugu mashquulay sawiro uu iskala qaadayey gabadha raysalwasaaraha ka ah dalka Denmark iyo raysalwasaaraha Britain David cmeroon.