Qaramada Midoobay Oo Ka Shacisay Inta Ku Leeday Malmanhi U Danbayay BadwayntaMediterranean-ka.

0
Sunday May 29, 2016 - 15:41:15 in by salman abdi
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Ka Shacisay Inta Ku Leeday Malmanhi U Danbayay BadwayntaMediterranean-ka.

    Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay inay rumeysan tahay in saddexdii maalmood ee la soo dhaafay tiro ka badan 7 boqol oo muhaajirin iyo qaxooti ah ay ku qarqeen badda Mediterranean-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay inay rumeysan tahay in saddexdii maalmood ee la soo dhaafay tiro ka badan 7 boqol oo muhaajirin iyo qaxooti ah ay ku qarqeen badda Mediterranean-ka.



Gabadha afhayeenka u ah hey’add qaxootiga Qaramada Midoobay, Carlotta Sami, ayaa sheegtay in doonyuhu ku degeen koonfurta Talyaaniga Arbacadii, Khamiistii iyo Jimcihii toddobaadkii tagay, waxayna qaxootigu isku dayayeen inay Yurub ku galaan doonyo aan badda ka gudbi karin.

Mid ka mid ah doonyaha badda ku dagay ayey kaameradu qabatay iyadoo markab Talyaanigu leeyahay uu badbaadiyay badi rakaabka.

Tiro lagu qiyaasay boqol ruux oo saarnaa markabka, ayaa la la’yahay.