Buug Lagu Ururiyey Gabayadii Iyo Taariikh Nololeedkii Abwaan Faarax Nuur Wacays Oo La Filaayo In Lagu Soo Bandhigayo Magaalada Hargeysa Waa Goorma?

0
Sunday May 29, 2016 - 18:32:00 in by Burco Office
  • Visits: 4345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Buug Lagu Ururiyey Gabayadii Iyo Taariikh Nololeedkii Abwaan Faarax Nuur Wacays Oo La Filaayo In Lagu Soo Bandhigayo Magaalada Hargeysa Waa Goorma?

    Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigayaa maalinta arbacada ee todobaadka soo socda buug lagu ururiyey dhamaanba gabayadii iyo taariikh nololeedkii abwaankii caanka ka ahaa dhulka somaalidu degto ee Faarax Nuur Wacays.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigayaa maalinta arbacada ee todobaadka soo socda buug lagu ururiyey dhamaanba gabayadii iyo taariikh nololeedkii abwaankii caanka ka ahaa dhulka somaalidu degto ee Faarax Nuur Wacays.

Buugan ayaa lagu soo bandhigi doonaa maalinta arbacada ee bishu tahay 01/06/2016 Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa.Buugan oo uu mudo badan ku hawlanaa sidii uu u soo saari lahaa qoraaga Maxamed Cali Cabdilaahi (Saxardiid) ayaa lagu kaydiyey gabayadii uu ka tagay alle haw naxariistee Abwaan Faarax Nuur Wacays oo ka mid ahaa abwaanada ugu caansan ee dhulka soomaalida soo maray.