Dalka Niger Oo Diyaarisay Hawlgal Ka Dhan Ah Boko Xaram

0
Monday May 30, 2016 - 08:49:51 in by salman abdi
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Niger Oo Diyaarisay Hawlgal Ka Dhan Ah Boko Xaram

    Mas'uuliyiinta dalka Niger ayaa sheegaya in ay diyaarinayaan hawlgal culus oo ka dhan ah kooxda mintidka ah ee Nigeria ee Boko Xaraam.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta dalka Niger ayaa sheegaya in ay diyaarinayaan hawlgal culus oo ka dhan ah kooxda mintidka ah ee Nigeria ee Boko Xaraam.


Wasiirka difaaca dalkaasi Niger Hassoumi Massaoudou oo BBC-da la hadlayay ayaa sheegay in ciidamo ka socda waddamada deriska ah ay hadda si buuxda diyaar ugu yihiin howlgal ka dhan ah dagaalyahanada kooxdani Islaamiga ah.

Waxa uu intaasi ku daray in waddinkiisa iyo waddamada kale ee ay xulufada yihiin ay haatan diyaar u yihiin in kooxdaasi ay ku baacsadaan gudaha Nigeria.

Waddama Chad, Cameroon, Nigeria iyo Niger ayaa waxa ay ka wada shaqaynayeen qorshe mideysan oo ka dhan ah Boko Xaraam.

Mintidiinta kooxdaasi ayaa waxa ay weerarro ka fulinayeen gudaha qaar ka mid ah dalalkaasi.