Sudaan:Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Ee Dalka Sudaan Oo Magaacabay Xilal Cusub.

0
Monday May 30, 2016 - 10:09:50 in by salman abdi
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sudaan:Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Ee Dalka Sudaan Oo Magaacabay Xilal Cusub.

    Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Laantiisa Dalka Sudaan Ayaa Waxa Uu Xilal Cusub U Magacaabay Gudida Fulinta Ee Dalka Sudaan War Saxafadeed Ay Soo Sareen Xisbigu Ku Shaciyeen In Xubno Cusub O Ah Fulinta Xisbiga Wadani Soo Gaadhsiyeen Nuqul Ka Mida Warbaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Laantiisa Dalka Sudaan Ayaa Waxa Uu Xilal Cusub U Magacaabay Gudida Fulinta Ee Dalka Sudaan War Saxafadeed Ay Soo Sareen Xisbigu Ku Shaciyeen In Xubno Cusub O Ah Fulinta Xisbiga Wadani Soo Gaadhsiyeen Nuqul Ka Mida Warbaahinta Ayaa Waxa Xisbiga Wadani Laantiisa Sudaan Magacaabay Lix Xubnood Oo Kale Ah



1:Cabdiraxmaan Jaamac Salebaan Gudoomiye Ku Xigeenka Laanta Sudaan

2: Cabdifataax Mubaarig Muxumed Xoghayaha Guud

3:Cabdilaahi Axmed Cabdi Xogahayaha Arimaha Dibadda

4:Nimco Maxmed Axmed Gudoomiyaha Garabka Haweenka

5:Marwa Maxamed Nuux Gudoomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka

6:Hana Maxamed Guleed Xogahayaha Maaliyada