Madaxwaynaha Turkiga Oo Ka Digay Inaan Umadda Islaamka Isticmaalin Doowayinka Hooyada Lagu Muddo Ee Dhalaan Joojinta.

0
Monday May 30, 2016 - 15:40:31 in by salman abdi
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Turkiga Oo Ka Digay Inaan Umadda Islaamka Isticmaalin Doowayinka Hooyada Lagu Muddo Ee Dhalaan Joojinta.

    Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Muslimiinta ugu baaqay in ay diidaan dawooyinka uurka kala fogeeya ayna dhalaan caruur badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Muslimiinta ugu baaqay in ay diidaan dawooyinka uurka kala fogeeya ayna dhalaan caruur badan.



Hadalkaasi wuxuu ka jeediyay khudbad toos looga sii daayay tiifiiga Turkiga.

Erdogan wuxuu sheegay in qoys Muslim ah uusan qorshaha ku darsanin isticmaalka dawada caruurta kala fogaysa ayna labo jibaaraan tarankooda.

Qolyaha arrimaha haweenka Turkiga u dooda ayaa horay ugu dhaliilay madaxwaynuhu in uu xadidaada taranka la simay khayaano qaran iyo in uu meesha ka saaray sinaanta jinsiga.