Kulan Lagu Wacyigalinayay Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Oo Ku Saabsan Diwaanglinta Ka Bilamaysa Gobolka Sanaaag Oo Lagu Qabtay Hoteel Deero .

0
Monday May 30, 2016 - 16:25:35 in by salman abdi
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Lagu Wacyigalinayay Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Oo Ku Saabsan Diwaanglinta Ka Bilamaysa Gobolka Sanaaag Oo Lagu Qabtay Hoteel Deero .

    Kulan Baladhan Oo Lagu Wacyigalinayay Diwaangalinta Ka Bilaabme Doonta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoteel Deero Ee Magalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Baladhan Oo Lagu Wacyigalinayay Diwaangalinta Ka Bilaabme Doonta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoteel Deero Ee Magalada Burco


Kulankani Oo Ahaa Mid Si Hersare Lasoo Agaasimay Oo Ay Isku Imadeen Qaar Ka Mida Haldoorka ,Dlainyarada ,Haween Iyo Aqoonyahanka Deegaanka Gar-Adag Ayaa Si Wafiya Lagu Lafa Guray Diwaangalinta Ka Bilaabme Doonta Deegaanka Gar Adag Iyo Gobolka Sanaag,



Kulankani Oo Ahaa Wacyigalin Ku Aadan Sidii Si Baladhan Uga Qayb Qadan Lahayeen Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Diwaangalinta Ka Bilaabmaysa Gobola Sanaag,

Waxana Ugu Horaynba Hadalka Iskaga Daba Maray Aqoonyahano ,Waxgarad,Siyaasiyeen Iyo Haween Waxanay Dhamaantoodba Carabka Si Isku Imid Ah Ugu Dhufteen Sidee Ay Uga Qayb Qadan Lahayeen Diwaangalinta Ka Blaabmaysa Gobolka Sanaag Iyo Deeganadda Hoos Yimaada Iyagoona Ugu Baaqaday Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Ay Si Mugleh Oo Misaanleh Uga Qayb Qataan Diwaangalinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Kulankani Lagu Gorfaynayay Sidii Ay Uga Qayb Qadan Lahayeen Dadka Dhlasho Ahaan Uga Soo Jeeda Deegaanka Gar-Adag.