MAXAYKA YIRAAHDEEN ANBIYADII IYO DADKII WANAAGSANAA KA TEGIDA SALAADA W/Q Ibraahin Maxamed kaahin (Dhuxul)

0
Tuesday May 31, 2016 - 20:48:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAYKA YIRAAHDEEN ANBIYADII IYO DADKII WANAAGSANAA KA TEGIDA SALAADA W/Q Ibraahin Maxamed kaahin (Dhuxul)

    1-Nebigu wuxuu yiri scw "ballanteenu waa salaada qofkii ka tagaana waa qof gaaloobay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1-Nebigu wuxuu yiri scw "ballanteenu waa salaada qofkii ka tagaana waa qof gaaloobay"

2-cumar ibnu khadaab wuxuu yiri"islaam shaqo kuma leh iyo qeyb qofkii aan tukani"

3-c/laahi binu mascuud wuxuu yiri"qofkii aan tukan diinmaleh"

4-c/laahi alshaqiiq alcuqari wuxuu kasoo weriyey abu hurayra inuuyiri asxaabtii nebiga scw uma ayna arki jirin camal lagatago kufri iyo gaalnimo salaada mahee"

5-abu dardaa alle haka raali noqdee wuxuu yiri"ma leh iimaan qof aan salaad tukan, salaadna ma leh qofaan usoo weyso qaadanin"

 6-ibraahim nakhli wuxuu yiri"qofkii kataga salaada waa gaal"

 7-ayuub altakhastaani wuxuu yiri "kategida salaadu waa gaalnimo aan muran ku jirin"

8-axmed ibnu xambalna waxuu yiri "uma banaana in inuu la joogo oo qabo gabadhaan tukan,gabadhana sidaa oo kale" runtii waa waxayku tusinaysaa, inay aad u xuntahay, ka tegida salaada, alle haynaga dhigo kuwo salaada ooga sekadana, bixiya amiin amiin yaa raxmaan



W/Q Qoraa Ibraahin Maxamed Kaahin(Dhuxul)