Warbixin Caalami ah oo laga Qoray 100 Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Ugu Qaalisani?

0
Thursday June 02, 2016 - 11:18:46 in by salman abdi
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Caalami ah oo laga Qoray 100 Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Ugu Qaalisani?

    CIES Football Observatory oo ah xarun caalami ah oo samaysa daraasaadka kubbada cagta isla markaana wada shaqayn la leh FIFA, UEFA iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CIES Football Observatory oo ah xarun caalami ah oo samaysa daraasaadka kubbada cagta isla markaana wada shaqayn la leh FIFA, UEFA iyo

xidhiidhka kooxaha Yurub ayaa maanta daabacday daraasadeeda laba sanadlaha ah ee ay ku qiimayso ciyaartoyda suuqa kala iibisaga qiimaha ugu sareeya ka taagan.

Expensive-638x385

CIES Football Observatory ayaa la aas aasay sanadkii 2015 , waxaana aas aasay Drs Raffaele Poli iyo Loïc Ravenel waxayna la shaqaysaa jaamacada University of Neuchâtel ee dalka Switzerland, waxaana ka shaqeeya khabiiro ku xeel dheer qaabka daraasadaha kubbada cagta loo sameeyo iyada oo waliba la isticmaalayo hanaan dhaqaale oo lagu saleeyo qiimaha ciyaartoyda.

Hanaanka dhaqaale ee ay CIES isticmaasho ee lagu ogaanayo qiimaha uu ciyaartoy suuqa ka taagan yahay  kaas oo lagu saleeyo bandhiga ciyaartoyga, da’da ciyaartoyga, heshiiska uu kooxdiisa kula jiro, dhaqankiisa, kooxaha saxiixiisa doonaya, booska uu ka ciyaaro iyo waliba heerka horyaalka uu ka ciyaarayo iyo waxyaabo kale oo muhiim ah. CIES ayaa tan iyo sanadkii 2010 kii daraasado badan ka samaysay kubbada cagta.Expensive

Haddaba qiimayntan ugu danbaysay ee ay CIES ay maanta soo saartay ayuu kaalinta kowaad kaga jiraa Lionel Messi oo ka tirsan kooxda Barcelona.  waxaana daraasadan lagu sheegay in qiimaha Lionel Messi uu suuqa ka taagan yahay uu yahay 163 milyan gini. Xidiga ree Argentina ayaa wali sii xajisanaya booska kowaad ee xidigaha aduunka ugu qaalisan wuxuuna sidan oo kale uu ugu sareeyay daraasadii ay CIES soo saartay bishii January 2015.Barcelona and Argentina ace Lionel Messi tops the CIES Football Observatory list as he is valued at £163m

Isla xidiga kooxda Barcelona ee Neymar Da Silva Junior ayaa kaalinta labaad kaga jira liiska ciyaartoyda aduunka ugu qaalisan waxaana qiimaha Neymar ay daraasadani ku sheegtay 155 milyan oo gini. Xidiga Real Madrid ee Cristnao Ronaldo ayaa kaalinta saddexaad ku jira waxaana qiimihiisa suuqa kala iibisaga lagu sheegay £106 milyan iyada oo da’diisa sii waynaatay ay hoos udhigtay qiimihii uu suuqa ka joogay sida daraasada lagu sheegay.Neymar, pictured on the field before a game between the New York Mets and Chicago White Sox, is second

Xidiga kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann iyo Harry Kane oo ka tirsan kooxda Tottenham ayaa ka soo muuqday shanta xidig ee aduunka ugu qaalisan waqti xaadirkan. Da’da waynaatay ee Wayne Rooney iyo qaab ciyaareedkiisii aan joogtada ahayn ee xili ciyaareedkii soo dhamaaday iyo waliba badhigii cajiibka ahaa ee Harry Kane ayaa xidiga Spurs ka dhigtay mid kabtanka United kala wareegay ciyaartoyga England ah ee ugu qiimaha sareeya Premier Leaque-ga.

QIIMAHA DARAASADA CIES FOOTBALL OBSERVATORY EE 100 CIYAARTOY EE SUUQA UGU QAALISAN:

1. Lionel Messi (Barcelona) – £163m

2. Neymar (Barcelona) – £155m

3. Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – £106m

4. Antoine Griezmann (Atletico Madrid) – £93m

5. Harry Kane (Tottenham) – £87m

6. Anthony Martial (Man United) – £86m

7. Luis Suarez (Barcelona) – £81m

8. Paulo Dybala (Juventus) – £80m

9. Sergio Aguero (Man City) – £75m

10. Paul Pogba (Juventus) – £70m

11. Gareth Bale (Real Madrid) – £62m

12. Eden Hazard (Chelsea) – £60m

13. Alexis Sanchez (Arsenal) – £58m

14. Dele Alli (Tottenham) – £58m

15. Thomas Muller (Bayern) – £57m

16. Raheem Sterling (Man City) – £56m

17. Robert Lewandowski (Bayern) – £52m

18. Alvaro Morata (Juventus) – £50m

19. Toni Kroos (Real Madrid) – £48m

20. Gonzalo Higuain (Napoli) – £47m

21. Isco (Real Madrid) – £47m

22. P.E Aubameyang (Dortmund) – £48m

23. James Rodriguez (Real Madrid) – £45m

24. Romelu Lukaku (Everton) – £45m

25. Hector Bellerin (Arsenal) – £43m

26. Kevin De Bruyne (Man City) – £43m

27. Philippe Coutinho (Liverpool) – £40m

28. Yannick Carrasco (Atletico Madrid) – £39m

29. Willian (Chelsea) – £39m

30. Koke (Atletico Madrid) – £39m

31. Mauro Icardi (Inter Milan) – £38m

32. Diego Costa (Chelsea) – £38m

33. Mesut Ozil (Arsenal) – £38m

34. David Alaba (Bayern) – £38m

35. Thibaut Courtois (Chelsea) – £37m

36. Eric Dier (Tottenham) – £37m

37. Karim Benzema (Real Madrid) – £37m

38. Sergio Busquets (Barcelona) – £37m

39. Raphael Varane (Real Madrid) – £36m

40. Christian Eriksen (Tottenham) – £36m

41. David de Gea (Man United) – £36m

42. Cesc Fabregas (Chelsea) – £35m

43. Nicolas Otamendi (Man City) – £35m

44. N’Golo Kante (Leicester) – £34m

45. Douglas Costa (Bayern) – £34m

46. Memphis Depay (Man United) – £34m

47. Riyad Mahrez (Leicester) – £33m

48. Pedro (Chelsea) – £33m

49. Lucas Moura (PSG) – £33m

50. Jerome Boateng (Bayern) – £33m

51. Saul Niguez (Atletico Madrid) – £32m

52. Alexandre Lacazette (Lyon) – £32m

53. Andre Gomes (Valencia) – £32m

54. Olivier Giroud (Arsenal) – £32m

55. Jan Oblak (Atletico Madrid) – £31m

56. Virgil van Dijk (Southampton) – £31m

57. Daley Blind (Man United) – £31m

58. Ross Barkley (Everton) – £31m

59. Emre Can (Liverpool) – £30m

60. Ivan Rakitic (Barcelona) – £30m

61. Marco Verratti (PSG) – £30m

62. Mohamed Salah (Roma) – £30m

63. Leonardo Bonucci (Juventus) – £30m

64. John Stones (Everton) – £29m

65. Roberto Firmino (Liverpool) – £29m

66. Aaron Ramsey (Arsenal) – £29m

67. Erik Lamela (Tottenham) – £29m

68. Nemanja Matic (Chelsea) – £29m

69. Oscar (Chelsea) – £29m

70. Juan Mata (Man United) – £28m

71. Giannelli Imbula (Stoke) – £28m

72. Manuel Neuer (Bayern) – £28m

73. Angel di Maria (PSG) – £27m

74. Sadio Mane (Southampton) – £27m

75. Carlos Bacca (AC Milan) – £27m

76. Son Heung-min (Tottenham) – £27m

77. Felipe Anderson (Lazio) – £27m

78. Jamie Vardy (Leicester) – £27m

79. Denis Suarez (Villarreal) – £27m

80. Dimitri Payet (West Ham) – £26m

81. Leroy Sane (Schalke) – £26m

82. Marquinhos (PSG) – £26m

83. Henrikh Mkhitaryan (Dortmund) – £26m

84. Chris Smalling (Man United) – £25m

85. Radja Nainggolan (Roma) – £25m

86. Julian Brandt (Bayer Leverkusen) – £25m

87. Wilfried Zaha (Crystal Palace) – £25m

88. Bernardo Silva (Monaco) – £24m

89. Kostas Manolas (Roma) – £24m

90. Gerard Pique (Barcelona) – £24m

91. Paco Alcacer (Valencia) – £24m

92. Miralem Pjanic (Roma) – £24m

93. Danilo (Real Madrid) – £24m

94. Alessandro Florenzi (Roma) – £24m

95. Jordon Ibe (Liverpool) – £23m

96. Marco Reus (Dortmund) – £23m

97. David Silva (Manchester City) – £23m

98. Joe Hart (Manchester City) – £23m

99. Marcelo (Real Madrid) – £23m

100. Jonathan Tah (Bayer Leverkusen) – £22m


FIIRO GAAR AH: 

Lacagaha ciyaartoy kasta lagu qiimeeyay waa Pound, waxaana lagu soo celiyay tirada milyanka ugu dhaw.