Hambalyo Hambalyo Meherka Qarniga Suldan Cabdikariin Fariid iyo Marwadiisa Ayan Mohamed Ibrahim

0
Friday June 03, 2016 - 21:23:17 in by
  • Visits: 1154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Hambalyo Meherka Qarniga Suldan Cabdikariin Fariid iyo Marwadiisa Ayan Mohamed Ibrahim

    Madax Dhaqameedka Somaliland, Ciidamada Qaranka gaar ahaan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada, iyo Dhammaan ba Shakhsiyadka Magacyadoodu Hoos ku qoran yihiin Waxa Hambalyo Bogaadin iyo Duco ba u Dirayaan Suldan Cabdikariin Caqil Maxmed Caqil Ismacil i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax Dhaqameedka Somaliland, Ciidamada Qaranka gaar ahaan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada, iyo Dhammaan ba Shakhsiyadka Magacyadoodu Hoos ku qoran yihiin Waxa Hambalyo Bogaadin iyo Duco ba u Dirayaan Suldan Cabdikariin Caqil Maxmed Caqil Ismacil iyo Marwadiisa Ayan Mohamed Ibrahim oo meherkoodu ka dhacay Hargeysa Faysal Cabdi Xasan
Cismaan Magaalo
Saleban Cawil Abokor
Ibrahin Cabdi Xirsi
Ibrahin Maxamud Muse
Cabdiraxman Maxmud Xasan
Khaalid Jarmal
Mustafe Cisman Magaalo
Saleban Eedaame
Caqil Cabdi SIciid
Chief Caqil Sugaal
Cabdiraxman Faqaatiir
iyo Shakhsiyaad Tirobadan oo kale oo an la soo koobi karin waxay Hamablyo kal iyo laab ah hawada u marinayaa Meherka Suldan Cabdikariin Caqil Maxmed Caqil Ismacil oo lo yaqan SULDAN CABDIKARIN FARIID  iyo Marwadiisa Ayan Mohamed Ibrahim oo Shalay meherkoodu ka dhacay Hargeysa Gaar ahaan Green Plaza Hotel Waxan leenahay Noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aaaamiin