Nambarada Ay Xiran Doonaan Ciyaartooyda Xulka Spain Ee Tartanka Euro Oo La Shaaciyay Iyo Lucaz Vazquez Oo Loo Dhiibay No.9

0
Saturday June 04, 2016 - 09:50:18 in by Burco Office
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nambarada Ay Xiran Doonaan Ciyaartooyda Xulka Spain Ee Tartanka Euro Oo La Shaaciyay Iyo Lucaz Vazquez Oo Loo Dhiibay No.9

    iyadoo ay kaliya sideed maalmood ka harsan tahay bilaabashada tartanka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016, xulka qaranka Spain ayaa ku dhawaaqay nambarada ay xiran doonaan ciyaartooyda kooxda u mataleysa tartankaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo ay kaliya sideed maalmood ka harsan tahay bilaabashada tartanka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016, xulka qaranka Spain ayaa ku dhawaaqay nambarada ay xiran doonaan ciyaartooyda kooxda u mataleysa tartankaas.

Da`yarka Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa loo ogolaaday inuu xirto nambarka uu hore u xirnaa weeraryahankii xulkaasi Spain ee Fernando Torres, kaasoo in ka badan 100 kulan u saftay xulkiisa La Roja sidoo kalena u dhaliyay goolkii ay ku qaadeen Euro 2008.

Ciyaartooyda ku cusub kooxda uu ku jiro Aritz Aduriz iyo Hector Bellerin ayaa la kala siiyay nambarada 20 iyo 12 sida ay u kala horeeyaan waxayna dhameystirayaan liiska ciyaartooyda xulka La Roja

Spain

Halkaan ka arag dhamaan nambarada ay xiran doonaan ciyaartooyda Spain.

1 Casillas

2 Azpilicueta

3 Pique

4 Bartra

5 Sergio Busquets

6 Iniesta

7 Morata

8 Koke

9 Lucas Vazquez

10 Fabregas

11 Pedro

12 Bellerin

13 De Gea

14 Thiago

15 Ramos

16 Juanfran

17 San Jose

18 Jordi Alba

19 Bruno

20 Aduriz

21 Silva

22 Nolito

23 Sergio Rico




Xarunta War Qabadka Afkashacabka