Inter Milan Oo Awood Maaliyaded Uheynin Inay Iibsato Dzeko.

0
Monday May 26, 2014 - 18:17:20 in by salman abdi
  • Visits: 1271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Inter Milan Oo Awood Maaliyaded Uheynin Inay Iibsato Dzeko.

    Madaxweynaha Inter Milan Erick Thohir ayaa sheegay inaysan tabartooda maaliyadeed aysan usaamaxeen inay iibsadaan Edin Dzeko, Milan ayaa dib uhabeyn kujirto iyadoo iska fasaxday weeraryahanadii kooxda joogay sida Milito.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Inter Milan Erick Thohir ayaa sheegay inaysan tabartooda maaliyadeed aysan usaamaxeen inay iibsadaan Edin Dzeko, Milan ayaa dib uhabeyn kujirto iyadoo iska fasaxday weeraryahanadii kooxda joogay sida Milito.

Dzekoo ayaa si weyn loola xariirinayey kooxda Inter Milan, isagoo aan damaanad qaad kaheysanin boos joogto ah inuu kaheli doono kooxda Manchester City, weeraryahankaan ayaa qeyb weyn kaqaatay inay Man City horyaalka qaaday xilli ciyaareedkaan.

Thohir madaxweynaha Inter Milan ayaa sheegay in kooxdiisa aysan heysan lacago ay kusoo xirogaliso ciyaartoy waaweyn, sidaas darteedna ay kooxdiisa kuqasban tahay inay raacdo siyaasadaha kooxaha isku dhisay qaab maskaxeesan.

 

La Gazzetta Dello Sport ayuu usheegay "Waxaan jeclahay ciyaartoyda sida Gustavo, Bosquets, Dzeko, balse ciyaartoydaas uma dhaqaaqi karno maantay, lkn berri inaa awood ulahaana rajeynaa.

"Meelaha aan ubaahanahay inaan marka koowaad iska xoojina waa dhex-difaac, qof sida Edgar Davids, ama Gattuso.

"Waan fahamsanahay mashaariicda Man City iyi PSG, lkn waxaan doorbidayaa nuuca Roma, Liverpool iyo Arsenal.



Markasta iyo wakhti kasta kale soco ciyaraha ydanbayay afkashacabka.com