Ciyaartoy Rer Somaliland Ah Una Safan Jiray Dalka Qadar Oo Shaaciye Inuu Ka Fadhisanayo Ciyaaraha Kubada Kolayga.

0
Tuesday June 21, 2016 - 08:16:46 in by salman abdi
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartoy Rer Somaliland Ah Una Safan Jiray Dalka Qadar Oo Shaaciye Inuu Ka Fadhisanayo Ciyaaraha Kubada Kolayga.

    Xidhidhka kubada kolayga dalka Qatar iyo mamulka sare ee kooxda Al rayaan ayaa sii wada jir ah uu qabaanqabinaya xaflaada lagu sagootinayo laacibka kubada kolayga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidhidhka kubada kolayga dalka Qatar iyo mamulka sare ee kooxda Al rayaan ayaa sii wada jir ah uu qabaanqabinaya xaflaada lagu sagootinayo laacibka kubada kolayga

 Yasiin Ismaacil Muse bisha Oktoober ee sanadkan, ka dib markii uu laacibkani uu shaaciye in uu ka fadhisaneyo ciyaaraha kubada kolayga gebi ahaan.

 

000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

Laacibkan oo 35 jir ah una ciyaara kooxda Al Rayyan ee horyaalka kubada kolayga dalka Qatar ayaa sanadkii 2013 ka fadhistay ciyaaraha qaranka Qatar ka dib tartankii FIBA ee qarada Asiyaa lagu qabtay magalada Manila, labadii sanadood uu dambeyee ayaa waxa khibrad ahaan cawinayee kooxdisa mudada dheer uu ciyaaraye ee Al Rayyan iyagu ku gulaystay horyaalka Arab Championship oo lagu qabtay Sale ee dalka Morocco. Lakinse, Yassiin ayaa niyad jab ku dhacday horyaalkiisi ugu dambeyee markii uu dhawaac soo gadhay ka hanibay in uu ka qayb galay tartanka koobka wadamada khaliijka ee lo yaaqan GCC Clubs Championship laguna qabtay magalada Dubai ee dalka isu-tagaa Imaraatka Carabta bishi May ee sanadkan, waxana naadiga Al Rayyaan ciyaarti kama dambaysta ah lagaga badiyee 77-81 kooxda Al Ahli ee ka dhisan imaraatka Carabta.