Booliska Dalka Spain Oo Xabsga dhigay Tababaraha Caanka Ah Ee Jaamac Karaaciin

0
Tuesday June 21, 2016 - 08:33:36 in by salman abdi
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Dalka Spain Oo Xabsga dhigay Tababaraha Caanka Ah Ee Jaamac Karaaciin

    Booliiska Gobolka Catalan ee waddanka Spain ayaa xidhay tababaraha Soomaaliyeed ee caanka ah Jaamac Aadan Karaaciin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliiska Gobolka Catalan ee waddanka Spain ayaa xidhay tababaraha Soomaaliyeed ee caanka ah Jaamac Aadan Karaaciin.

Hawlgal si wadajir ah ay u sameynayaan Booliiska, ururka cayaaryahannada fudud ee caalamka iyo hey’adda la dagaallanka daroogada kordhisa awoodda jirka cayaaryahannada ee Spain.

Tababare Karaaciin wuxuu macallin u yahay cayaaryahanno waaweyn sida cayaaryahannadda Ethiopia ee heysata Koobka orodka 1500m ee Adduunka Genzebe Dibaba iyo kuwo kale.

Ma jiraan wax war ah oo ka Soo baxay Tababaraha iyo cayaartooydiisa.

0000000000000000000000000000000000000000000


Xigasho: Wariye Farxaan Maxamed Jimcaale BBC SOMALI