Hambalyo Meher Wacan Cali Axmed Cabdilahi Iyo Amran Xirsi Jamac

0
Tuesday June 21, 2016 - 08:50:24 in by salman abdi
  • Visits: 3311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Wacan Cali Axmed Cabdilahi Iyo Amran Xirsi Jamac

    Dhalinyarada Gobolka Togdheer, Ardayda Jamacadda Burco, Maamulka iyo Macaliminta iyo Ardayda Dugsiga HORYAAL iyo Dhammaan Asxaabta kale hoos ku qoran waxay Tahniyad Meher wacan u dirayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyarada Gobolka Togdheer, Ardayda Jamacadda Burco, Maamulka iyo Macaliminta iyo Ardayda Dugsiga HORYAAL iyo Dhammaan Asxaabta kale hoos ku qoran waxay Tahniyad Meher wacan u dirayaan Cali Axmed Cabdilaahi
iyo
Amran Xirsi Jaamac
oo Meherkoodu 19ki bisha 6aad 2016 ka dhacay Hotel RAMAD ee magaalada Burco, Waxayna ilahay uga baryayaan inu ka dhigo qoys lagu badhaadho ubad khayr qabana kala hela aamiin aaamin

Axmed Xiis Cabdi
Maxamed Cabdi Yusuf
Mustafe Osman Magaalo
Maxabub Xusen Ismacil
Jamaal Ibrahin
Khadar Abdirisaq saleban
Khaalid Bakayle
Cabdilaahi Qorane
Maxmed Axmed Daahri